Booliiska oo Shaaciyay cida Masuulka ka ah Falalka amni darro ee Muqdisho kusoo korortay

Amniga magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay noqday mid sii xumaanayay, waxaana magaalada kusoo batay falalka amni darro ee geesanayaan kooxo burcad hubeesan oo dadka dhac iyo dilal u geesta. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa maanta shir looga hadlayay xaalada amni darro ee kusoo korortay caasimadda la qaatay saraakiil … Continue reading Booliiska oo Shaaciyay cida Masuulka ka ah Falalka amni darro ee Muqdisho kusoo korortay